Ninkii ka Dambeeyay Qarax xoogan oo maanta ka dhacay Muqdisho oo la qabtay

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen ninkii waday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo Duhurnimadii maanta ku qarxay Suuqa Kaawo Godey ee degmada Wadajir. Wasiirka amniga Xukuumadda  Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa Wakaalada SONNA u sheegay in ninkii waday gaariga qarxay gacanta lagu soo dhigay kadib … Continue reading Ninkii ka Dambeeyay Qarax xoogan oo maanta ka dhacay Muqdisho oo la qabtay